Saraakiil ciidan oo Dacwad ka gudbiyay Donald Trump Maxkamadna la koraya

Laba sarkaal oo ka mid ah booliska xarunta Congress-ka ee Capitol Hill ayaa diiwaan-geliyey dawacd ka dhan ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaga oo sheegay inuu huriyey weerarkii dhimashada lahaa ee xarunta lagu qaaday 6-dii Janaayo. Waxay gal dacwadeedka ku sheegeen in Trump uu mas’uul ka ahaa dhaawac jir iyo mid maskaxeed oo … Continue reading Saraakiil ciidan oo Dacwad ka gudbiyay Donald Trump Maxkamadna la koraya